
𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 || Fursad kale
Shirkadda Caalamiga ah ee 𝗧𝗲𝗹𝗲𝘀𝗼𝗺 𝗖𝗼𝗺𝗽𝗮𝗻𝘆, 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗼-𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗾𝗼𝘆𝘀𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗰’𝗵𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗭𝗼𝗼𝗺 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗹𝗹𝗲𝗴𝗲 – 𝗕𝘂𝗿𝗮𝗼 annaga oo iskaashanaya waxa aan idiin bilaabaynaa Tababar muhiim ah oo kusaabsan xirfaddaha𝗲𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗿𝗰𝗲 iyo 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴.
Tababarkan oo ujeeddadiisu tahay sidii kor loogu qaadilahaa hal abuurka ganacsiga iyo shaqo abuurka dhallinyarada 𝗚/𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿
Waxaannu ku baridoonnaa ardayda xirfado kala ah:
𝟭. 𝗔𝗹𝗶𝗯𝗮𝗯𝗮 𝗲𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗿𝗰𝗲
– oo ah sida Alibaba.com looga du kaamaysto alaabna looga dhex iibsado company yada kala duwan ee suuqa Alibaba ku ganacsada adiga oo jooga dalka gudihiisa.
Sidoo kalena loola macaamilo shirkadaha Cargo-ga ka shaqeeya.
𝟮. 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗠𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗲𝘁𝗶𝗻𝗴
– oo ah xirfadda suuq gaynta alaabaha iyo oo la adeegsanayo baraha bulshadu ku kulanto sida :𝗙𝗮𝗰𝗲𝗯𝗼𝗼𝗸, 𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗶𝘆𝗼 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽.
Xirfaddan oo ah xirfadd aad loogu baahan yahay marka lajoogo horumarinta ganacsiyada kala duwan.
𝗔𝗯𝗮𝗮𝗹-𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮
Ardaydu Course kan marka ay dhamaystaan waxa ay ku guulaysan doonaan qadar lacag ah oo loogu talo-galay ina loogu maal galiyo Small Businesses, si loo dhiiri galiyo shaqo-abuurka dhallinyarada.
𝗚𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝘂𝘂 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗺𝗮𝘆𝗼 𝗖𝗼𝘂𝗿𝘀𝗲 𝗸𝘂
Course kan waxa uu bixi doonaa maalmaha 𝗞𝗵𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗲, waxa uuna sitoos ah u bilaabmi doonaa maalinta Jimcaha ee ku beegan 𝟮𝟯/𝟬𝟴/𝟮𝟬𝟮𝟰. Mudada course ku uu socon doono waa 𝗯𝗶𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗮𝗱𝗵.
Wixii Faah-fahn dheeraad ah la xidhiidh:
—————————————
Tel: 716668
063-4684397
063-4273827
063-4398508
065-9457790
065 9333540
Email : zicburao@gmail.com
website : https://www.zicburao.com