ZIC

Baro Xirfad Fudud Oo Berri Ku Shaqayso!

Haddi aad raadinayso inaad hesho xirfado cusub.  Halkan waxa aad ka helaysaa Koorsooyin AfSoomaali ku baxaya oo macalimiin khibrad sare leh bixinayaan. si aad u kobciso xirfadahaaga baadh koorsada aad rabto!.

Explore Top Courses

Meel walba ka baro!

Ku qaado casharrada meelkasta sida Guriga, Goobta shaqada ama Xafiiskaaga, iyo Goobkasta oo aad ku sugan tahay!. Hadda Bilow Koorsada aad xiisaynayso.

News & Events

Trusted by Thousand of Students and Tutors

“Waxaan ku faaxsanahay in aan ka mid noqo ardayda Zoom International College oo aan ka helay koorsoyin aan aad u xiisayjiray inaan barto. waad mahadsantihiin barayaasha iyo maaulkaba.”

Aadan Maxamed

“waxaan ka helay in aan anigoo shaqadayda jooga barto computer ka shugran dhamaan bahda Zoom Internatioal College”

Amran Cawil

“Masha Allah Zoom International College  cilmigii aan ka  bartay maanta dunidaan uga shaqaysataa.”

maxamed axmed

“Zoom International College waxaan ka helay macallimiin aan iga caajisayn oo maanta oo dhan aan wax ka baran karo, Mahadsanidiin!.”

CABDICASIIS SALEBAAN