Sports Support
Zoom International College-Burao oo ah Hormuudka Barashada Cilmiga Computer Iyo ICT-GA ee Gobolka Togdheer oo Dhiirigelin iyo Garab istaag u muujiyay Kooxda heerka Koowaad ee gaashan Burco.
Tababar Muhiim ah
๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก || Fursad kale Shirkadda Caalamiga ah ee ๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐, ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐ผ-๐ด๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฐ’๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ผ๐ผ๐บ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ – ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ผ annaga oo iskaashanaya waxa aan idiin bilaabaynaa Tababar muhiim ah oo kusaabsan xirfaddaha๐ฒ๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐ฒ iyo ๐ฆ๐ผ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด. Tababarkan oo ujeeddadiisu tahay sidii kor loogu qaadilahaa hal abuurka ganacsiga iyo shaqo
Tababar Muhiim ah Read More ยป
Heshiis Iskaashi Dhanka Waxbarashada ah
๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ข๐ฌ๐ค๐๐๐ฌ๐ก๐ข ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐กo Soo dhawaada mudanayaal iyo marwooyin. Maanta, waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqno iskaashi waxbarasho iyo xidhiidh cusub oo muhiim ah kana dhexeeya ๐ญ๐ผ๐ผ๐บ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ผ๐น๐น๐ฒ๐ด๐ฒ – ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ผ iyo CPU Business and Information Technology College ๐ต๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ ๐บ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐๐ต๐ถ๐ผ๐ฝ๐ถ๐ฎ. Iskaashigu wuxuu ku salaysan yahay yoolka labada dhinac ee ah horumarinta
Heshiis Iskaashi Dhanka Waxbarashada ah Read More ยป
Heshiis wada shaqayn oo dhexmaray Zoom International College iyo Daladda Hoose ee Degmada Burco 26-June-2023
Waxa uu heshiid wada shaqayn rasmi ah oo dhanka Technoogy-yadda casriga ah ku saabsan dhexmaraya maamulka college ka Zoom International College-Burao iyo Masuuliyiinta Dawladda oose ee Degmada Burco. Qodobka 1: Ujeeddada Heshiiska Heshiiskani waxa uu salka ku hayaa xoojinta wadashaqeynta u dhexeysa Zoom International College – Burao iyo Dawladda Hoose ee Degmada Burco. Ujeeddada heshiisku